Hei Norge
Soomaali

Cutubka Kani waa Norway

Magaaladee ayuu ku yaal Stortinget?

  1. AOslo
  2. BTrondheim
  3. CBergen

Jawaab

Jawaab: A. Oslo

Sharaxaad: Stortinget, Slottet (Qasriga) iyo regjeringskvartalet (aagga dawladda) waxay ku yaalaan Oslo.

Il: snl.no/Stortinget

Markii ugu dambeysay la cusbooneysiiyay: