Hei Norge
Soomaali

Cutubka Siyaasadda iyo dimuqraaddiyadda

Immisa jeer ayaa Norway lagu qabtaa doorashada baarlamaanka (stortingsvalg)?

  1. ALabadii sanaba mar
  2. BSideed sanaba mar
  3. CAfartii sanaba mar

Jawaab

Jawaab: C. Afartii sanaba mar

Sharaxaad: Stortingsvalg waxaa la qabtaa afartii sanaba mar. Muddada Stortinget lama gaabin karo.

Il: stortinget.no/no/Stortinget-og-demokratiet

Markii ugu dambeysay la cusbooneysiiyay: